Xog Xasaasi ah: Farmaajo iyo Rooble oo Ku Sigtay In Geddisleyda Shidaalka Fara Madoobeyaan Dalka

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Soomaaliya (DFS) Cabdiraxman Ducaale Beyle ayaa January 09, 2021 sheegay inaysan jirin wax heshiis ah oo lala galay shirkado baara shidaal. Wasiirku ma beenin wararka laysla dhexmarayo baraha bulshada iyo walwalka midowga musharrixiinta madaxtinimada Soomaaliya. Sidoo kale, Wasiir Beyle faahfaahin kama bixinnin sababta loo baajiyey munaasabaddii loogu yeeray Shirkadaha Liberty Petroleum Corporation … Continue reading Xog Xasaasi ah: Farmaajo iyo Rooble oo Ku Sigtay In Geddisleyda Shidaalka Fara Madoobeyaan Dalka